Blog

Soo koobid: Madxafka Cadaabta

Madxafka Cadaabta, Qore Cabdulqaadir Shire Faarax, 359 bog. Maalmihii u danbeeyey waxaan akhrinayey buug uu qoraaga iska lihi u bixiyey ‘ Madxafka Cadaabta’ koobbiga buugga waxaa ii hadiyeeyey saaxiibkey Sadiiq Hurre safar buu ahaa, waxaa uuna niyaystay buugaagta agtiisa taal wax uun in uu ii reebo, waxaa uuna ka mid noqday laba buug oo uuContinue reading “Soo koobid: Madxafka Cadaabta”

My love for her and her education was reigned in by her father’s decision.

My family was nuclear folks almost ten and more people living same premises. I grew up in the Balanballe district, which has beautiful scenery. My brothers and I played, learned and struggled together, performing all sorts of funny stuff. I cannot vividly remember all that we did but some of it was quite pretty. OurContinue reading “My love for her and her education was reigned in by her father’s decision.”

Lix Tallaabo oo Arday Walba oo Jaamacad Dhigta La Gudboon.

Arday walba oo Jaamacadd ku dhex jira dhowr talo ayaa la gudboon: 1: Ha sugin shahaadada si aad shaqo ugu raadsato, suuqa isgee adiga oo jaamacadda dhigta, tusaale sawirkaaga oo qof xirfadle ah u eg barahaaga bulshada ku isticmaal, magacaaga oo si saxan u qoran iyo warbixintaada shakhsiyadeed inta aad rabto in lagugu aqoonsado waaContinue reading “Lix Tallaabo oo Arday Walba oo Jaamacad Dhigta La Gudboon.”

Dhakhtar in aad tahay maaha in aadan bini’aadam ahayn

Dhakhtar insaan ayaad tahay waxyar ka bartay cilmi ballaaran oo ku saabsan jirka bini’aadamka iyo akhrinta mashiinno jirka lagu xiro oo ka jawaab bixiya waxyaabaha ka socda, laakiin dadka aan cilmigaas waxba ka aqoon waxaad u tahay qofka kaliya ee ay aamminsan yihiin in uu caafimaadkooda iyo badbaadadooda gacanta ku hayo, jawaab aad bixisay ayaaContinue reading “Dhakhtar in aad tahay maaha in aadan bini’aadam ahayn”

Fursadaha ay dayacayaan ardayda Galmudug: Jaamacadda Umadda Caabudwaaq

Sannad dugsiyeedkii 2019/20 dugsiyada sare ee Caabudwaaq iyo nawaaxigeeda waxaa ka qalinjabiyey tiro ka badan 300 oo arday, oo runtii ku soo baxay natiijo ka wanaagsan gobollada kale ee dalka, ku dhawaad 15 arday ayaa ka mid ahayd 100 ka arday ee ugu sareysa dalka oo dhan.Ardayda gobollada wax ku barata waa ay ka dadaalContinue reading “Fursadaha ay dayacayaan ardayda Galmudug: Jaamacadda Umadda Caabudwaaq”

Loading…

Something went wrong. Please refresh the page and/or try again.


Follow My Blog

Get new content delivered directly to your inbox.

Create your website with WordPress.com
Get started